Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sannadkan uu yahay sannadka soo kabashada Dhaqaalaha Soomaaliya dowladduna...
Bandhiga soo nooleynta Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa Ciyaar ka tirsan oo u dhaxaysay...
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan qado sharaf ah u sameeyay guddiga isku dhafka ah ciidamada Qaranka...
Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa raashin iyo gaadiid ku wareejisay Maamulka Jubaland, kaddib markii uu safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya iyo wafi...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo telefishinka Qarankan ayaa lagu falnqeeyay xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo...
Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay xawaaladaha ganacsiga, bangiyada iyo shirkadaha kale ee gaarka loo...
Guddomiyaha Gobolka Bay Md Abdi Adan Hoosow ayaa waxaa uu la kulmey madax ka tirsan Dowladda Turkey, madaxdaasoo ay ka...
Naadiyada xiriirka Soomaaliyeed kubada kolayga ayaa maanta kulan ay xilka uga qaadayaan Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale ku yeeshay Magalaada...
Bandhigga soo nooleynta farshaxanka iyo dhaqanka oo maalmahan ka socday gobolka Banaadir ayaa galabta lagu qabtay garoonka kubadda Kolayga Wiish...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...
Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho