Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa sheegtay in la joojiyay diiwaan galinta arday cusub ee dooneysa in ay ka qayb...
Qalabkan Caafimaad ee maanta la gaarsiiyay Degmooyinka Caabudwaaq,Balanbale iyo deegaanka Dhabad oo ka tirsan gobolka Galgaduud oo ahaa Hal Konteenar oo...
Cadaado- 13 Juun 2015 - Shirka dhismaha maamulka Gobolladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa si habsami leh uga socda magaaladda Cadaado...
Guddoomiyaha guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Xuseen Carab Ciise ayaa ka warbixiyay shir uu kaga soo qeybgalay dalka Fariinsiiska....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta u ambabaxay dalka Koonfur Africa ayaa goor dhow gaaray dalkaasi,...
Guddiga loo xilsaaray gurmadka badbaadinta iyo samatabixinta Qoxootiga soomaaliyeed ee dalka Yeman ayaa weli waxay wadaan dadaalo loogu gurmanayo dadkaasi,...
Iyadoo Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed uu ku mashquulsanyahay horumarinta iyo tayeynta Ciidanka, ayaa iyadoo taasi laga duulayo waxaa Taliyaha Ciidanka...
Kulankani oo ujeedkeedkiisu ahaa xoojinta isdhexgalka dhinaca dhaqanka iyo nabada iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadan lahaayeen la dagaalanka...
Wasiirka Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka...
Markabkan oo sida 2,105 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ka soo qaaday Dekedda Mukalla ee Waddanka Yemen, iyadoo Ganacsade...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF), kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda Bani’aadanimada, u...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hadal ka jeediyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdinasiir Caruush, oo ka hadlay Shirka Madasha Arrimaha Banii’aadanimada Soomaaliya...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madax ka tirsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho