Friday, December 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Kaalinta bulshada iyo xoojinta ammaanka Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka, Xulashada
0
Kaalinta bulshada iyo xoojinta ammaanka  Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ammaanku waa udub dhexaadka nolosha, la’aantiisa suurto gal ma ahan in dal iyo dad meel ku wada nooli horumar ka gaaraan dhinac kasta oo noloshooda ah.

Related posts

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025

Laamaha ammaanka ee dowladda ayaa u xil saaran sugidda ammaanka dalka iyo dadka, laakiin taas macneheedu ma ahan in ay kaligood amniga xaqiijin karaan.

Bulshada ayay saaran tahay mas’uuliyad aad u weyn oo ku aaddan ammaanka iyo adkeyntiisa, taas oo ah in ay si dhow ula shaqeeyaan  hay’adaha ammaanka qaabilsan ee dowladda, si looga hor tago wax kasta oo amniga khatar ku ah.

Waa mas’uuliyad bulsho oo qof kasta saaran in uu ka qeyb qaato xoojinta  nabad gelyada.

Kaalinta Bulshadu ku leeyihiin sugidda nabad gelyada, waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan oo uu nagala qeyb galayo Sheikh Cali Sheikh Maxamuud  ( Sheikh Cali Dheere).

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/06/TUBTA-TOOSAN-08.06.2015.mp3

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Dalka iyo wafdi uu hogaaminayo Oo dalka Mozambique uga qayb galay shirka Bangiga Horumarinta Islaamka “Sawirro”

Next Post

Dood ku saabsan Dastuurka Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “SAWIRRO”

Next Post
Dood ku saabsan Dastuurka Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “SAWIRRO”

Dood ku saabsan Dastuurka Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay "SAWIRRO"

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
0

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameerico) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdayu Dalka Suudaan oo...

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warb aahinta qaranka ayaa ka warbixiyay xeerka...

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

December 12, 2025
0

Guddigga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.isagoo gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah, awoodaha uu siinayo dastuurka JFS ,sharciga doorashooyinka qaranka,...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

December 11, 2025
0

Tripoli, 11 December 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeybgaley...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In