The Federal Government of Somalia prepared the National Strategy and Action Plan for Preventing and Countering Violent Extremism (P/CVE) through...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey diyaarisey Istraatejiydan heerka Qaran ah waana nuqulkii labaad oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa jooga...
Taasi macnaheedu wuxu yahay in geedka quraca ahi uu wax badan dheer yahay geedaha kale, hase ahaatee qaraxii dhawaan gil-gilay...
Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed...
Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo, waxayna ka digtay waxa kasta oo macnahaas ka hor jeeda. Qur’aanka ayaa meelo...
Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo arrimo badan oo ay u sabab tahay diinta ay wadaagaan. Muslimiintu waxa...
Xag-jirnimada waxaa lagu qeexaa in lagu talax tago waxa uu qofku ku qanacsan yahay isagoo adeegsanaya ficil, qowlba. Xag-jirnimadu way...
Kooxo badan oo xagjir ah ayaa dagaallo kula jira qaar ka mid ah dowladaha muslimiinta ee caalamka. Meelo badan ayay...
Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka soo hor jeeddaa xag-jirnimada iyo ku talax tagga dhinac kasta, ha ahaato...
In ka badan 153 qof oo rayid ah ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro argagixiso oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho