Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey diyaarisey Istraatejiydan heerka Qaran ah waana nuqulkii labaad oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa jooga iyo kuwa Qurbaha jira waxaan ka codsaneynaa inay akhristaan Istraatejiyada oo ay waxii fikir iyo talo ah ay hayaan ku soo biiriyaan si Istraatejiyada u noqoto mid ka tarjumeysa xaalada rasmiga ah ee dalka, si xal waara loogu helo fikirka xagjirka rabahsadaha wata oo culeys weyn ku haya bulshada Soomaaliyeed.
Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...














