22 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta ka ambabaxay Garoonka...
Wafdi ka socda dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu jiro mas’uuliyiin ka socda Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya...
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqatay Isbitaalkii la oran jirey Digfeer balse hadda loo bixiyay Isbitaalka Recep...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud iyo Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa ay khudbad u jeediyeen Ciidamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ay gaareen magaalada...
Iyadoo lagu jiro maalinta labaad ee todobaadka Afka-hooyo ee Soomaaliga ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magalada Muqdisho ergadii ka...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanlintii labaad waxaa ka socoda howlgallo lagu xaqiijinaayo amaanka magaalada, ciidamada Boliiska, Nabad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane...
Gudidiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka ayaa sheegay in Afka Soomaaliga lagu qori doono marka ay dib u...
22 Febraayo 2105, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa biladda ugu sareysa dalka guddoonsiiyey Madaxweynaha...
𝑹𝒂’𝒊𝒔𝒖𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒆 𝑿𝒂𝒎𝒔𝒂 ayaa 𝒒𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒕𝒂𝒍𝒆𝒆𝒇𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝑱𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑮𝒆𝒆𝒍𝒍𝒆
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho