Wasiirka Gaashandhiga Dawlada soomaaliya Mudane Cabdiqaadir sh.Cali diini waxaa garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo kusoo Dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Koobad Ee Jubbaland...
dawlad-goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo koonfur galbeed Soomaaliiya ayaa magaalada Garoowe waxaa uga furmay shir ku saabsan ka tagga xaalufinta deegaanka guud ahaan...
Tababarkaan maanta loo furey 20 dhalinyarro oo fananiinta da,da yer ah ayaa lagubaranaya mudadda uu socdo sida loo sameeyo sawirada...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay in uu dib u dajin u sameeyo qoysas dhawaan laga kiciyay aga gaarka...
Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo ay ku soo daad gureyneyso Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ku xaniban, iyadoo saaka lagu wado...
Maamulka magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelada Hoose ayaa codsady in gacan laga siiyo sidii loo soo celin lahaa adeegayada caafimaadka...
Guddiga badbaadinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ayaa waxa ay iminka si toos ah shacabka Soomaaliyeed ugala hadlayaan Radio Mqdisho iyo...
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dib u howlgeliyay garoonka N0 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi uu si...
Cabdiraxmaan Jeylaani, waa wiil ardey ah oo arag la’aan ahaa, waxa uu wax ka bartaa dugsiga Al-Bashiir ee ardeyda arag ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo booqasho rasmi ah ku tagtey Dalka Shiinaha ayaa halkaasi...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hadal ka jeediyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdinasiir Caruush, oo ka hadlay Shirka Madasha Arrimaha Banii’aadanimada Soomaaliya...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madax ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho