Xafladan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay qayb ka ahayd munaasabadaha xuska iyo weyneynta 72 guuradii ka soo...
Wasiirka amniga Qaranka iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir ayaa ka qayb galay munaasabad ku saabsan isdhex galka bulshada, kaalinta bulshada uga...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kormeer howleed ay ku tegtay Jaamacada...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa waxaa uu kormeeray xaruumaha danta guud...
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu Dadweynaha Soomaaliyeed Ogeysiinayaa in uu qaadanayo Dhalinyaro ka baxday Dugsiyada Sare oo qeyb ka...
Muqdisho, 16 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad si...
Kulankaani lagu taageerayey Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jamaac (Bashir Goobe) ayaa manta lagu qabtay...
Jaamacadda SIMAD ayaa maanta xarunteeda weyn ee magaalada Muqdisho ku daah-furtay munaasabadda toddobaadka Dhaqanka oo ay ka qeyb galayaan boqollaal...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi ciidan ah ku ridday labo ka askari oo ka tirsan...
Akhristayaashena sharafta leh, waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa khudbadii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ka jeediyay xafladdii xalay lagu qabtay Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hadal ka jeediyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdinasiir Caruush, oo ka hadlay Shirka Madasha Arrimaha Banii’aadanimada Soomaaliya...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madax ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho