Kooxo hubeysan ayaa rasaas ku furay laba fadhiisin oo ay ciidammada ammaanka Puntland ku lahaayeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...
Munaasabadaan ay ku qalin jabinayeen 61 arday oo ka baxay saddex kulliyadood ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, ayadoo ay ka...
Kulankaan oo lagu qabtay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiinta maamulka degmadaas heer degmo ilaaa...
Maamulka Gobalka Shabeelada Dhexe ayaa ugu baaqay bulshada degta gobalkaasi ee joogta dal iyo dibadba in ay ka qeybqaataan horumarka...
Wasiiru ka tirsan Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayey doorka dhallinyarada ee ku aadan horumarka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa tilmaamay in qorshe howleedka Wasaaradda...
Guddoomiyaha degmada Kaaraan iyo ku-xigeenkiisa xagga arrimaha bulshada ee degmada ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayeen xaaladaha waxbarasho ee degmada...
Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xerada gaadiidka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee degmada Waaberi ...
Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay gaari uu iska leeyahay sarkaal ka tirsan ciidanka...
Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho