Kooxo buhaysan ayaa saakay magaalada Beledweyne ku dilay nin ganacsade ah oo can ka ahaa degmada sida ay xaqiijiyeen maamulka...
Masuuliyiin ka socota maamullada ASWJ, Ximan Xeeb iyo Galmudug ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb si ay uga qeyb galaan shirka dib...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saakay dalka dib ugu soo laabto, kaddib safar uu maalmihii...
Mogadishu, February 16, 2015 - Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha DibaddaH.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa maanta si wadajir ah kulan ula...
Kooxo hubeysan ayaa Duhurnimadii maanta waxaa ay ku dileen Allaha u naxriistee Maareeye ku xigeenkii garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde...
Waxgaradka, Aqoonyahno iyo Culimaa’udiin ayaa ka qeybgalay kulan lagu dhex dhexaadinaayo labo Beelood oo dhowaan diriri ku dhex martay deegaano...
Wasiirka wasaarad Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Soomaaliya Mudane Nuur Faraax ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ganacsato Soomaaliyed iyo mas’uuliyiin ka socday...
Munaasabadan lagu soo bandhigayay ahmiyadda ay Qaranka u leedahaya Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa...
Munaasabad ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya oo kala ahaa Wasiirada Gaadiidka badda iyo Dekadaha, Wasiirka Qorsheynta...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho