Isagoo ka hadlayay kulan lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta u ah gobolka Nugaal ayuu madaxweynaha...
Shirkii wadatashiga ee Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka Ka Jira ee Shalay Garoowe ka furmay ayaa maalintii labaad...
Sawir Qaade:-Ilyaas Geedi
Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa u diray Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha...
Madaxmweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay munaasabad soo dhaweyn aheyd oo xalay loogu...
Muqdisho, 01, May, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Camar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa u diraya Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Aduunka,...
Musharax C/kariim xuseen Guuleed oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta...
Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdiga uu hogaaminayo iyo madaxda...
Dhaqaatiirtan oo ka koobnaa 10 dhaqtar oo ka kala socday Qaar kamid ah Dalalka Afrika ayaa Qaliimo kala duwan ku...
Ciidanka XDS ayaa maanta howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/Hoose. Taliyaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho