Saturday, July 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta oo Cadaado kulan kula yeeshay guddiga farsamada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
May 13, 2015
in Wararka
0
Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta oo Cadaado kulan kula yeeshay guddiga farsamada

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo Wasiirka Qorshaynta Mudnae Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynta  ayaa kulamo looga hadlayay dar dargelinta howlaha maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud la qaatay guddiga farsamada ee maamul u samenta goboladaasi iyo odoyaasha dhaqanka.

Wasiirrada ayaa kulankooda ugu horeeya la qaatay guddiga farsamada oo ay kala hadleen sida ay u socota soo xulidda ergooyinka ka qeyb galaya shirka iyo dar dargelinta habsami u socodka shirka maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo Wasiiradu ay warbixinno ka dhageysteen xubno ka tirsan guddiga farsamada ee maamul u sameyynta gobolladaasi.

Related posts

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

July 11, 2025
Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

July 11, 2025

Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo Wasiirka Qorshaynta Mudnae Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynta  ayaa sidoo kale kulan la yeeshay odoyaasha dhaqanka oo ay isla meel dhigeen arrimo badan oo ku saabsan kaalinta odoyaasha uga aadan shirka maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Cabdikariin Axmed Bulxan oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa ku so warramay in labada Wasiir ay kulan gaar ah oo ay bahda saxaafaddu dibad joog ka ahayd la qaateen Madaxweyaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, kaasi oo aan la shaacinin waxa ka soo baxay shirkooda.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo socdaal ku maray Wanla-weyn iyo Bali-doogle

Next Post

DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA

Next Post
DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA

DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka

July 11, 2025
0

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa Khamiistii walaac xooggan ka muujisay wax ka beddelka sharci ee loo gudbiyay...

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

July 11, 2025
0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan arrimaha Dalka Soomaaliya ee...

Wasaaradda caafimaadka oo boogaadisay doorka haweenka ay ku leeyihiin horumarka dalka

Wasaaradda caafimaadka oo boogaadisay doorka haweenka ay ku leeyihiin horumarka dalka

July 11, 2025
0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr. Maxamed Xasan Bulaale ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlaayey...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa Dalka Nigeria

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa Dalka Nigeria

July 11, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudsne. Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In