Kulan qeyb ka ahaa ololaha joojinta qaadka oo uu wado Abuubakar Cawaalle Qaad-diid ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacada Jamhuriya...
Nigeria (SONNA) Ciidamada Milatariga dalka Nigeria ayaa shaaca ka qaaday in ay soo bad-baadiyeen ku dhawaad 293 haween ah oo...
Ciidammada Ammaanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo Nabadgelyada lagu xaqiijinayo ka sameeyeeyay Duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka...
Xaflada lagu taageerayey shirweynaha maamul u sameynta gobalada dhexe oo ay gogoshiisu taalo magaalada Cadaado ayna soo abaabuleen gabdhaha ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hoggaaminayo oo shalay gaaray magaalada Garoowe, ayaa la filayaa in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Garoowe, ayaa sheegay in wada hadallo uu halkaasi...
Wakiilo ka socda guddiga xallinta khilaafaadka ee maamulka Koofur-Galbeed iyo xubno ka socda bulshada rayidka ah ayaa gaaray degmada Xudur...
Madaxweynaha SOomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixinayso sidii loo xaqiijin lahaa...
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa ay ku waramayaan in dab khasaaro hantiyeed gaystay uu caawa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho