Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in mashruuca dalkaaga dhiso oo ay hogaaminayaan ganacsato Soomaaliyeed lagu dhisi doono waddooyinka burbursan ee...
Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe ay gobollada dalka ku gaarsiineyso sharciga xuquuqda...
Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne. Madaxda urur goboleedka IGAD...
Garoonka kubbada koleyga Aadan Xaaji Yeberoow Wiish ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa caawa ka furmay koobka Jeneraal Daa’uud, oo 24-sano...
Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani aadannimada ee Soomaaliya, Philipe Lezzerini ayaa ka dayriyay xaaladda bani aadanimo ee ka...
Caruurtaan Soomaalida ah ayaa waxaa ay waalidiintoodii ka maqan yihiin mudo dhowr sano ah, ayaa lagu soo bandhigay dalka Kofur...
Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty ayaa maanta soo dhaweeyay Golaha Wasiirrada ee Talaadadii uu ku dhawaaqay R/wasaaraha...
Muqdisho, 29 Janaayo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Xariga Ka jaray 333 nal oo Ku shaqeynaya Cad Ceeda,...
Muddo 25 sano kaddib ayaa Soomaaliya waxa ay ka qeyb gashay bandhiga buugaagta Caalamiga oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho