Xuska Warbaahinta Qaranka, gaar ahaan sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegtay dib u howlgelinta Telefishinkta Qaranka, dib u howgelinta Radio Muqdisho...
Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, ayaa hambalyo u diray howl-wadeennada Warbaahinta Qaranka oo u dabaal...
Munaasabadan lagu xusayay 4-ta April oo ah maalinta uu caalamka u aqoonsaday miinada Adduunka ayaa lagu qabtay dugsiga tababarka ciidanka...
Degmada lafoole ee Gobolka Shabelaha Hoose ayaa waxaa xiligan si habsami leh uga socda Olole nadaafadeeed oo iska kaashanayaan shacabka...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta dhagax dhigay cisbitaal iyo machad caafimaad oo ay...
Siminaar talo bixin ah oo ay iska kaashadeen Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyadda ee marka magacooda la soo gaabiyo...
Mogadishu, 04 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ciidanka booliska waddanka Uganda ayaa heegan la galiyay si looga hortago weerar argagixiso oo ay kooxda Al-Shabaab ka fuliso waddankaas....
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa u hambalyeeyay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta, isagoo tilmaamay in howl adag ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed. “Dowrka uu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho