Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah hambalyo ku aaddan sannadka guurada dib u howlgelinta warbaahinta Qaranka u diray...
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya aya caawo xiray idaacadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee Shabeelle iyo Sky FM ee...
Kulan looga hodlayay horumarinta dhaqanka Soomaaliyeed iyo Afka Hooyo ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb...
Cayaartan lagu maamuusayay sanad guurada Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed isla markaana ka mid aheyd horyaalka dalka ayaa waxa uu maanta garoonka...
Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa maanta shaaciyay sawirada 9-qof oo argagixiso ah,kuwaasi oo ay ku tilmaameen inay qatar ku...
Boqolaal kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Gaarisa ayaa maanta dibad bax ay ugu soo horjeedaan dhibaatadii shalay ka dhacday...
Shirkii Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha deeq bixiyeyaasha ah ee taageera Baarlamaanka uga soconayey magaalada Kampala ee caasimadda dalka...
Sheekh C/raxmaan Maxamed Faarax ”Janaqow” oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed isla markaana xilal ka soo qabtay dowladihii soo maray dalka...
Madaxweyanaha Mareykanka Barack Obama ayaa canbaareeyay weerarkii lagu qaaday jaamacadda Gaarisa ee dalka Kenya. Obama ayaa si kulul u cambaareeyay...
Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidamada badda ee maamulka Galmudug ku soo qabteen Dooni...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho