Gudoonka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay u gudbiyeen qorshe howleedka Baarlamaanka uu...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa cambaareeyay weerarka ay kooxda argagixsadu ku qaadday dhisme ay leedahay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta tagay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa caawa kulamo ku...
Wasiirka Amniga Gudaha ahna ku simaha Ra’iisul wasaaraha, Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in tallaabooyin cusub oo dhanka ammaanka...
Cadaado, 14 Abriil 2015, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta socdaal shaqo ku yimid magaalada...
Jihaadku waxa uu leeyahay macne ka qara weyn dagaalka. Marka la soo hadal qaado Jihaad, durbadiiba waxaa dad badan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si...
Munaasabad lagu soo dhaweeynayay musharaxa Axmed Macalin Fiqi ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado. Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah...
Dood cilmiyeed looga hadlayay saameynta ay argagixisadu ku leedahay adeegsiga baraha bulshada ay ku xiriiraan ee Internetka iyo sida looga...
Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo wefdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomalia mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho