Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare ku xigeeenka Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti -SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare ku xigeeenka Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti -SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Djibouti  ayaa madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele oo uu wehliyo ra,iisul wasaarihiisa Cabdul qaadir Kaamil Maxamed waxaa uu la qaatay ra’iisul wasaare ku xigeeenka Dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar carte oo ay wehliyaan Wasiirka xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa iyo wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya waxaana looga hadlayay xaaladaha labada dal iyo iskaashiga walaalnimo ee ka dhaxeeeya Soomaaliya iyo Jabuuti.

Ra’isul wasaare ku xigeeenka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar carte ayaa waxaa uu madaxweynaha Jabuuti uga mahad naqay dadaalkiisa uu had iyo jeer taageerada hagar la.aaneed uu la garab taagan yahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed isagoo sheegay in bulshada Soomaaliyeed aysan marnaba halmaameyn garab istaagaas.

Related posts

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu madaxda Soomaaliya oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda ku amaanay dadaalka ay ugu jiraan sidii Jamhuuriyadda Soomaaliya ay cagaheeda isugu taagi lahayd waxaana uu ku booriyay in dadaalkaas ay sii laban laabaan.

Ra’iisul wasaare ku xigeeenka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cumar carte Qaalib ayaa warbaahinta waxaa uu faah faahin ka siiyay kulankaas uu la qaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane ismaaciil Cumar Geele waxaana uu sheegay in uu ahaa kulan ay iska xogwareeesteeen xaalada dalka Soomaaliya madaxweynuhuna uu bogaadiyay howlaha socda isagoo mahadnaq balaaran u jeediyay Madaxweyne Geele iyo dowladiisa.

vlcsnap-1085902 vlcsnap-1086028 vlcsnap-1086083 vlcsnap-1086123 vlcsnap-1086158 vlcsnap-1086202 vlcsnap-1086235 vlcsnap-1086318   vlcsnap-1086663  vlcsnap-1086735 vlcsnap-1086768

vlcsnap-1086525

Previous Post

Soomaali lagu xir xiray dalka South Africa

Next Post

DHAGEYSO Warka habeen eee Radio Muqdisho 27 -04 -2015

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

DHAGEYSO Warka habeen eee Radio Muqdisho 27 -04 -2015

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

July 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta kulan ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In