Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ceynta ayaa Sweden uga qeybgalay shirweyne looga doodayo arimaha xagjirnimada...
Wasiirka Amniga gudaha ee xukuunadda Soomaaliya iyo taliyaha hay’adda Nabadsugidda Qaranka iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa maanta howlo kormeer ah ku...
Barnaamijka Sahanka Raadiyaha oo ka baxa Idaacadda iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana looga hadlo xaalado kala duwan ee dalka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashaneya UNSOA iyo Kenyan Airport Authority ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Waaxda dabdamiska tababar kor...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Beladweyne ayaa xukunno kala duwan ku riday maleeshiyaad ka tirsan Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS,...
Dad ka badan kun qoys oo danyar ah ayaa raashin gar gaar ah loogu qaybiyay xaafadda Buundo-weyn Degmada Beledweyne ee...
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in uu bilaabay diiwangalinta dadka ka qayb galaya shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug...
Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen tiro maleeyshiyaad ah oo ka tirsan...
Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay amarro ku socda dadka Gaadiidka kala iibsada oo lagu...
Wafdigani oo isugu jira Xildhibaanno,siyaasiyiin,aqoonyahano,waxgarad,iyo Odayaal dhaqameedyo ka yimid magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho