Tartanka xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo sanad waliba lagu qabto dalka Kuwait ayaa waxaa sanadkan ku guuleystay wiil Soomaaliyeed oo...
Dhuusamarreeb, April 8, 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku dhawaaqay in caasimadda Dowladda...
War hadda naga soo gaaray Magaalada Dhuusa mareeeb ee gobolka galgaduud ayaa waxaa uu sheeegayaa in madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi raxmaan Yuusuf Cali Caynte iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa...
Gudoonka Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta Gaaray magaalada Dhuusa mareeeb ee gobolka...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ugu soo xeray Guddiga...
Mudo 25 sanno ka dib ah ayaa waxaa dib loo howlgaliyay Isbitaalkii Forlaniini ama laansareeti oo ku yaala Degmada Cabdi...
Xubnahaan ka socday Wasaradda Cadaaladda dalka Turkiga oo ay wehliyaan Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Guddoomiyaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho