Saturday, July 2, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barakacayaal dalbaday gargaar

April 19, 2015
in Wararka
0
Barakacayaal dalbaday gargaar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Deegaanka Tareedisho ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay codsanayaan in gurmad lala soo gaaro maadaama lagu da galay xilli Roobaadka Gu’ga.

Barakacayaasha ayaa gaaraya 500 oo qoys iyagoo ku jira guryo ka samaysan Baco iyo qoryo kuwaasoo Awood u lahayn in ay celiyaan daadadka Roobka uu keeno iyo ku layka Qoraxda maalintii ah Madaxda sare ee Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adaha Samafalka ee ka howgala dalka ayey ka dalbadeen in gurmad deg deg ah ay la soo garaan si noloshooda ay dib ugu soo laabato.

Related posts

Israa’iil oo duqeeymo ka geeysatay Suuriya

Israa’iil oo duqeeymo ka geeysatay Suuriya

July 2, 2022
Safaaradda Soomaliya ee Kuwait oo u dabaal degtayToddobaadka Xoriyadda dalka

Safaaradda Soomaliya ee Kuwait oo u dabaal degtayToddobaadka Xoriyadda dalka

July 2, 2022

Madaxa Samafalka iyo mashaariicda maamulka degmada kaxda ee gobolka Banaadir Guuleed Maxamed Tifow ayaa sheegay in dadkaan ay yihiin kuwo Dowladda ay halkaasi dajisay isla markaana ay ku nool yihiin xaalado adag oo u baahan in laga caawiyo dhinacyada Waxbarashada, Caafimaadka iyo sidii ay u heli la haayeen Adeegyada kale ee aa saasiga u ah nolosha Aadanaha.

Inkastoo laguda kalay Xilli Roobaadka gu’ga ayaa waqtiyadaan oo kale waxa ay xaalad adag soo wajahaan qoysaska liita isla markaana Awoodin in ay helaan nolol maal meedka qoyskooda , waxaana in dadkaan la caawiyo ay tahay waajib saaran qofkasta oo Soomaali ah haystana Dhaqaale maadaama Diinta Islaamka ay na farayso in la gar-gaaro dadka masaakiinta ah markasta.

 

 

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika oo loogu baaqay inay is dajiyaan

Next Post

Xildhiban katirsanaa  Baarlamaanka Puntiland oo Muqdisho lagu Aasay”Sawirro”

Next Post
Xildhiban katirsanaa  Baarlamaanka Puntiland oo Muqdisho lagu Aasay”Sawirro”

Xildhiban katirsanaa  Baarlamaanka Puntiland oo Muqdisho lagu Aasay”Sawirro”

Israa’iil oo duqeeymo ka geeysatay Suuriya

Israa’iil oo duqeeymo ka geeysatay Suuriya

July 2, 2022
0

Suuriya ayaa Israa'iil ku eedeeysay in saakay ay ku soo qaaday weerar gardarra ah oo dhanka cirka ah, kaasi oo...

Safaaradda Soomaliya ee Kuwait oo u dabaal degtayToddobaadka Xoriyadda dalka

Safaaradda Soomaliya ee Kuwait oo u dabaal degtayToddobaadka Xoriyadda dalka

July 2, 2022
0

Munaasabad lagu xusayay maalmaha xoriyadda, Midowgii gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa xalay lagu qabtay dalka Kuwait, xafladan oo ay iska...

Dhul gariir xooggan oo ka dhacay koonfurta Iiraan

Dhul gariir xooggan oo ka dhacay koonfurta Iiraan

July 2, 2022
0

Dad gaaraya Shan ruux ayaa dhintay, halka 19 kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii Subaxnimadi hore ee saakay uu dhul...

QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya

Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay

July 2, 2022
0

Guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya, abaaro ba’an ayaa ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In