Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Guddomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc laami lagu saarayo...
Culimo iyo qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa bulshada ka codsaday in dib u dhis lagu sameeyo masjid qabyo...
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare, oo ka mid ahaa hal...
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday af-lagaaddadii wargeyska Charlie Hebdo uu u geystay nabigeenna Muxammad (N.N.K.H) ayaa maanta lagu qabtay...
Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa qalab Isboorti Guddoonsiiyay Xiriirka Kubadda cagta ee Degmadaas si Kor loogu qaado...
Diyaaradaha aan cidna wadin ee Drones-ka loo yaqaan ayaa lagu soo waramayaa inay duqeyn u geysteen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen...
Muqdisho, 31 January, 2015....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha...
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee ka howlgalla gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa tababar ku saabsan dhowridda xaquuqda...
Wasaaradda Caafmaadka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ku guuleysatay ka mid ahaanshiyaha waddamada uu Hoos...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho