Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Kigali Siminaar Ugu Soo Xeray Guddiga Garsoorka Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Kigali Siminaar Ugu Soo Xeray Guddiga Garsoorka Ee  Baarlamaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Kigali ee caasimadda dalka Rwanda tababar sare loogu qaadayey aqoontooda ugu soo xeray guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Siminaarkan oo socday mudo Shan cisho ah ayaa waxaa Guddiga Garsoorka,,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku baranayeen arrimmo la xiriira hormarinta Garsoorka Dalkeenna iyo sidii loo sameyn lahaa Maxkamad Dastuuri ah taasi oo qeyb ka ah hiigsiga 2016ka.

Related posts

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo xeritaankii siminaarkan khudbad ka jeediyey ayaa ku ammaanay xubnaha Guddiga Garsoorka ee Baarlamaanka sida ay waqti iyo maskaxba u geliyeen iney ka faa’ideystaan tababarkan sare loogu qaadayey aqoontooda waxaana uu u rajeeyey in aqoonta ay kororsadeen laga arko waxqabad dhab ah oo ay muujiyaan xubnaha Guddigan iyo Guddiyada kaleba Kalfadhiyada Golaha Shacabka ee soo socda.

Munaasabadda xeritaanka Siminaarkan ayuu Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxa uu shahaaddo sharafeedyo guddoon siiyey xubnaha Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

20150222_162723
20150222_162633

20150222_162758

20150222_162715
20150222_162815

20150222_162849

20150222_162915

20150222_162951

20150222_163038

20150222_163116

20150222_163532

IMG_0985

IMG_0990

Previous Post

Roma oo Bareejo Lagu Celiyay iyo Kooxaha Milan,Lazio iyo Empoli oo Badiyay

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Gabdhaha kubadda cagta ee Jabuuti oo u soo gudbay Finalka koobka Carabta

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Gabdhaha kubadda cagta ee Jabuuti oo u soo gudbay Finalka koobka Carabta

DAAWO SAWIRRADA: Gabdhaha kubadda cagta ee Jabuuti oo u soo gudbay Finalka koobka Carabta

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In