Xarunta madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka socda qaban qaabada munaasabadda uu R/wasaaruhu ku soo dhameeystirayo xubanaha...
Xiriiriyaha Arrimaha Bini’aadannimada QM ee Soomaaliya Philipe lazzarini, U qaybsanaha Soomaaliya Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO iyo Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda...
Munaasabadd lagu taageerayay Musharrax Axmed Macalin Fiqi oo u taagay qabashada xilka madaxtinimo ee Gobolda Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikg Maxamuud ayaa maanta kulan Xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland...
Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda SIMAD ayaa waxa ay maanta qabatay xaflad ay ku soo dhaweyneysay ardayda cusub ee dhawaan...
Wasiirka magacaaban ee Difaaca soomaaliya Mudane C.qaadir Sh Cali Diini oo muddoyinkii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Mareykanka ayaa maanta...
Ninkani Soomaali ayaa Xaaskiisa ku dilay Magaal yar oo ku taala Dalka Norway,waxaana la sheegay in Ninkaasi uu ku dilay...
Ciidamada Ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka wada magaaladaasi, iyadoo howlgaladaasi lagu baadi goobayo...
Ciidamadani isku dhafka ah ee dalalka geeska Africa ka socda ee loogu talo galay ilaalada xeebaha ayaa tababar loogu soo...
Golaha amaanka ee Qaramada midoobay kulan ay ku yeesheen magaalada New yorka ee Dalka Mareykanka ayaa ka hadlay arrimo kale...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho