Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka doodaya codsi uu u soo gudbiyey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ku aaddan in...
Dalka Rwanda oo jaaliyadda Soomaaliyeed ay ku shirayeen ayaa saakay ka qeyb galayaasha shirkaasi oo ah kaalinta qurba joogta Soomaaliyeed...
Deeqdani dawada ah ee Dowladda Soomaaliya ay kala wareegtay boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa loogu talo galay in lagu caawiyo...
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in uu soo booqan doono Soomaaliya taas oo ah...
Xildhibaanada baarlamanka Somalia ayaa maanta go’aamiyay in la sameeyo guddi Baarlamaani ah oo la dagalama musuqa ayagoo dhanka kale guda...
Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul...
Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul...
Munaasabadaan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ahayd mid Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday wax ka baratay Jaamacadda Soomaaliya,taas oo ay...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muunaab” oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka...
Kulan lagu taageerayay dhismaha golaha Wasiirada ayaa lagu qabtay magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kaasi oo ay isgu yimaadeen qeybaha...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho