Inkastoo dhawaanahaanba Ciidamada amaanka Soomaaliya ay adkeeyeeen amaanka caasimadda iyo Gobollada dalka isla markaana howlgallo is daba joog ah oo...
Qeybtii sadexaad ee ciidamo lagu biirinayo ciidamada badda ee maamulka Galmudug ayaa tababar uga furmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...
Munaasabadan lagu xusayay 37 guuradii kasoo wareegatay aas,aaskii dhaq_dhaqaaqa iskaashatooyinka dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay...
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo la xiray qeybo ka mid ah waddooyinka muhiimka ah. Ciidamada ammaanka ayaa...
Munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka maamulka degmada Hodan ee sanadkii tegay ayaa xalay lagu qabtay xarunta maamulka degmadaasi ee magaalada...
Taliyaha hoggaanka gaadiidka ee ciidanka XDS ayaa sheegay in dhawaan la furay dugsiga farsamada iyo wadidda gaadiidka ee ciidanka XDS....
Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa...
Sida uu Radiomuqdisho u sheegay Col Cumar Macali Daahir oo ah Taliyaha Aaga Degmada Tayeglow Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed...
Macallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhashay bambo...
Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada Muqdisho ayaa maanta ka bilowday wadooyinka waa weyn ee caasimadda. Ololahan nadaafadeed...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho