Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-1-2015 daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada...
Allaha u naxriistee duqii degmada Afgooye Cali Cabdow (Cali Jamiin) ayaa maanta geeriyoday kadib markii kooxda Al-shabaab ay Miino u...
Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u...
Kulan ay iskugu yimaadeen xubno ka socday fasalada Jaamamacadda SIU oo ay ku dooranayeen hogaanka Midowga Ardayda SIU ayaa lagu...
Dibad baxani ayaa waxaa looga soo horjeeday sawir gacameedkii Wareyska Charlie Hebdo uu ku aflagaadeeyay Nabigeena suuban Muxamed Caleyhi Salaatu...
Allaha u naxriistee Sheekh Cabdi Sheekh Axmed Eebakar oo ku magac dheeraa (Sheekh Cabdi Sheekhaal) ayaa maanta lagu aasay Masjidka...
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday af-lagaaddadii wargeyska Charlie Hebdo uu u geystay nabigeenna Muxammad (N.N.K.H) ayaa maanta lagu qabtay...
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan dhameeystirka Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka ku leh xarunta...
Tartan isboorti oo lagu xoojiyay isdhexgalka bulshada iyo Nabadda ka jirta degmada Heliwaa ayaa shalay gelinkii dambe lagu qabtay degmada,...
Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa bulshada uga digay waxyaabo badan oo halis ku ah caafimaadkooda oo ay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho