Hoos u dhac ayaa ku yimad qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar ahaan Ariga suuqa degmada Caabudwaaq ee Gobalka ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah barnaamijyada maalinlaha ah ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay Telefishanka...
Hay’adda ILO ayaa in ka badan 50 qof oo ku nool magaalada Gaalkacyo baray farsoomiyinka gacanta si ay noloshooda ugu...
Xaflad lagu maamuusayay dhalshada Nabiga NNKH ayaa lagu qabtay magaaladda Guriceel ee gobalka galgaduud aydoo ay ka qeyb galeen maamulka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi u saartay qaban qaabada xuska 21ka Janaayo oo ku beegan 42 guuradii kasoo wareegtay markii...
Waxagarad iyo aqoonyahano Ka tirsan Jaaliyada Norwey oo Baaq u jeediyey Beelo Walaalo ah oo diri ku dhexmartey deegaanka saaxo...
Wasiirka Arimaha Dibada iyo dhiiri galinta maalgashiga caalamiga ah Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale bayle oo ku sugan wadanka Cumaan ayaa...
wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Dr’Cali Xaaji Warsame ayaa soo indha indheeyay goobaha ay ku dhaceen weeraradii bambaanooyin ahaa ee idaacadda...
Abuukar Isaaq Axmed Waa Wiil yar oo Lix Bilood jira, isla markaana ku sugan Kaamka barakacayaasha ee Deegaanka Sarkuusta duleedka...
Barlamaanka Soomaaliya kulan ay maanta ku tyeesheen xarunta golaha Shacabka waxaa ay soo geba gebeeyeen akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Hanti...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho