Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay ansixinta wasiirrada cusub (Dhageyso+Sawirro))

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay ansixinta wasiirrada cusub (Dhageyso+Sawirro))
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee k a baxa Radio Muqdisho ayaa looga dooday ansixinta wasiirrada cusub ee uu dhawaan magacaabay R/wasaare Cumar Cabdi Rashiid.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay mudanayaal ka tirsan Barlamanka kuwaasoo kala ahaa Xildhibaan Cismaan Xaaji Cali oo ah xogheynta guddiga Maaliyadda ee barlamanka iyo xildhibaan Cilmi Maxamuud Nuur oo isaguna ka tirsan isla gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Intii uu socday barnaamijka ayaa mudanayaashu waxa ay ka jawaabeen su’aalo kala duwan oo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/01/BAR-KULANKA-JIMCAHA-30.01.2015.mp3

DSC04055

DSC04057

DSC04060

DSC04062

DSC04064

DSC04066

DSC04069

DSC04077

DSC04079

DSC04080

DSC04081

DSC04083

DSC04085

Previous Post

Muungaab “Dowladda hoose ee Xaamar waxey qoraneysaa shaqaale ku filan nadaafadda magaalada Muqdisho

Next Post

Warbixin Laga Soo Diyaariyay Haweenka La Heyb Sooco ee Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Bandhigay “SAWIRRO”

Next Post
Warbixin Laga Soo Diyaariyay Haweenka La Heyb Sooco ee Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Bandhigay “SAWIRRO”

Warbixin Laga Soo Diyaariyay Haweenka La Heyb Sooco ee Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Bandhigay “SAWIRRO”

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In