Iyadoo bishii November ee sanadkan ay hay’adaha Qaramada Midoobay oo kala ah WFP iyo UNHCR ay soo saareen go’aan ah...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" oo safar shaqo ku jooga Turkiga ayaa kulan la...
Sii-hayaha Wasiirka Wasaarad Arrimaha dibada mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) ku sii...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa todobaadkan looga hadlay magacaabista R/wasaaraha cusub Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Barnaamijka...
Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tiradoodu gaareysay ilaa 147 askari, islamarkaana muddo Sadex bilood ah tababar ku qaadanayay dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay amniga dalka oo xalay lagu qabtay...
Munaasabad lagu tageerayay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee Dalka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta lagu qabtay hotelka embassy...
Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta la kulmay wakiilka...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho