Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaa ka jira kooxo hubeysan oo sheegta in ay jihaad ku jiraan,...
Wasiir-xigeenka howla guuud ee maamul Goboleedka Puntland oo ay waheliyaan Maamulka gobalka Mudug iyo saraakiil kale ayaa maanta si wadajir...
Kulan looga hadlayay hormarinta xaquuqda haweenka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Puntland, kaasi oo lagu...
Kulan looga hadlayay amniga oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo qeybaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay Degmadda...
Deeqdan dawada ah oo la gaarsiyay cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Benaadir ayaa waxaa gaarsiiyay hay’adda Hormuud Foundation, kaasi oo...
Tartan ciyaaro ah oo ay ka qeyb galeen dhallinyarada waaxyaha degmada Hodon ayaa lagu soo gabagabeeyay degmadaasi, ayadoo maamulku ay...
Gudoomiyaha gobolka galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa booqasho ku tagay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo ay dhawaan ka...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur...
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa la wareegtay daawo iyo agab caafimaad oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee dalka kusoo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho