Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah, ku qaabilay xafiiskiisa...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee...
Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Xasan (Jayte) ayaa shir guddoomisay kulan xubnaha guddiyada Haweenka labada Aqal ee...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xarunta dhexe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo soo xiray shirka kobcinta Karaanka Aadanaha, ayaa bogaadiyey sida...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa soo xiray...
Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa codsaday in la soo xiro Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo...
Senator Xuseen Maxamed Daahir oo matalaya Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb galay shirka 10-aad ee Baarlamaanka adduunka ee looga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha, ayaa sheegay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho