Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sanatar Xuseen Daahir oo ka qayb galay shirka 10-aad ee Baarlamaanka adduunka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Sanatar Xuseen Daahir oo ka qayb galay shirka 10-aad ee Baarlamaanka adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Xuseen Maxamed Daahir oo matalaya Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb galay shirka 10-aad ee Baarlamaanka adduunka ee looga hadlayey abaabullidda tallaabo mideysan ee Baarlamaanka adduunka oo ku aadan sidii loo heli lahaa barwaaqo wadaagga biyaha.

Madashan oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Baarlamaanka adduunka isla markaana ay marti galisay Dowladda Indonesia ayaa qabsooma saddexdii sanaba mar.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Senator Hussein oo qudbad ka jeediyay madasha, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay samaysay dadaalo dheeraad ah sidii wax looga qaban lahaa arrimaha biyaha.

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday mashaariic oo u jeedadoodu tahay hagaajinta kaabayaasha biyaha, sida qodista ceelal-biyoodyo cusub iyo dayactirka ilaha biyaha ee jira.

Senetoka ayaa xusay in dowladda  ka shaqeyneyso diyaarinta siyaasadda qaab-dhismeedka oo kor u qaadaya maaraynta biyaha iyo hufnaanta ka faa’iidaysiga kheyraadka.

Madasha 10-aad ee Biyaha Adduunka ayaa ah marxalad muhim u ah  iskaashiga caalamiga ah si loo xoojiyey khibrad wadaagga iyo iskaashiga ayadoo la meel marina

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Bulsho karaankeedu hooseeyo lama loolami karto caalamka intiisa kale”

Next Post

Dacwad-ogaha Maxkamadda ICC oo codsaday in la soo xiro hoggaamiyayaasha Israel iyo Xamaas

Next Post
Dacwad-ogaha Maxkamadda ICC oo codsaday in la soo xiro hoggaamiyayaasha Israel iyo Xamaas

Dacwad-ogaha Maxkamadda ICC oo codsaday in la soo xiro hoggaamiyayaasha Israel iyo Xamaas

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In