Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa lagu wadaa inuu maanta la kulmo...
Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan qeybaha bulshada gaar ahaan...
Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa caawa ka...
Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan idinkugu soo bandhigaynaa Sawirrada xuska maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ku beegan...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Jamhuuriyada Jabuuti...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo maanta u fadhiisatay dacwad ciqaabeed loo haystay in ka badan...
Eng, Nadiifo Cismaan Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska oo dalka Jordan uga qeyb gashay shir...
Munaasabad lagu maamuusayay xiritaanka dugsiga agoonta Rajo ee sanad dugsiyeedka 2013/2014 ayaa maanta lagu qabtay xarunta dugsigaasi oo ku yaala...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho