Kallfadhiga 5 aad kulankisa 23 aad ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka Federaalka oomaaliya...
Tababar aqoon kororsi ah oo ay ka qeybgaleen 133 qofood lagu baranayay xirfadaha xiriirka (communication skills) ayaa lagu qabtay magaalada...
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa dilay shan qof oo rayid ah kaddib markii ay rasaas ku fureen gaari ay dad rayid ah...
Guddoomiyaha degmada Cadale ayaa sheegay in adeegyada bulshada ay ku yar yihiin degmada isagoo ku baaqay in caafimaadka iyo waxbarashada...
Gobolka Galguduud waxaa ka soconaya diyaar garow iyo olele ku aaddan shirka maamulka loo sameyn doono gobollada Mudug iyo Galguduud...
Dibedbax looga soo horjeedo midab takoorka lagu hayo dadka Maslimiinta dalka Sweden ayaa dhacay magaalooyinka dalkaasi, kaddib markii Dab la...
Muqdisho, December, 26, 2014-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Somaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerar shalay lagu qaaday...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho