Kadib baaqyo is daba joog ah oo mudooyinkii la soo dhaafay ka imaanayay Dowladda Soomaaliya Ugaas yada dhaqanka iyo qeeybaha Bulshada...
Tababar loo qabtay in ka badan 200 oo macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka kariimka ah oo ka kala yimid gobollada dalka iyo...
Dhimashada iyo dhawaca shilalkan gaari ee ka kala dhacay agagaarka daarta Say-Biyaano halka mid kalena uu ka dhacay inta u...
Shirkaan waxaa goob joog ahaa Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, dhammaan wasiirada iyo agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Puntland...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo ku sugan gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku hayaaan...
Deeqdani lacageed ee maanta ay qaar ka mid ah Madaxda Warbaahinta dowladda iyo kuwa madaxa banaan gaarsiiyen wariye Cabdiqaadir Maxamed...
Kulankaan oo ay wada yeesheen saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda ayaa waxaa ka qeyb galay sii-hayaha Wasiirka Gaashandhigga iyo taliyaha...
Tababarkan maanta loo furay agaasimayaasha Wasaaradaha dowlada fedaraalka ee Soomaaliya ayaa waxaa bixinayay xafiiska Hant-dhowrka guud ee Qaranka waxaa uu...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho