Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xafiiska waxaa uu kulan kula qaatay qeybaha kala duwan...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Wargeyska Dalka Cadadkiisii ugu dambeeyey todobaad kasta hadii Alle idmo, waxaan idiin...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa dhagax dhigay mashaariic dib u dhis oo lagu samaynayo xarumaha danta guud ee magaalada Beledweyne. Mashruucaan...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer oo arrimo badan uu uga hadlay u jeediyay ciidamado ka tirsan...
Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo ka tirsan guddiga dastuurka ee baalrmaanka ayaa sheegay in howsha dib u eegista dastuurka ay...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Deeqdani oo isugu jirta dawo, dhar iyo agab kale ayaa ka timid hay’ado laga leeyahay dalka Turkey, iyadoo deeqdaasi la...
Wafdigan oo uu higaaminayay madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ee maanta soo gaaray magaalada Cadaado oo ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho