Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R.Wasaare Cumar C/rashiid oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku timid Marxuum Guuleed Maxamed Siyaad Barre.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026

pm 2
Muqdisho, 30, December, 2014…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhammaan qoyska,qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday allah ha-u- naxariistee Marxuum Guulleed Maxamed Siyaad Barre, oo ku geeriyooday magaalada Muscat ee dalka Oman.

Mudane Cumar C/rashiid, ayaa tilmaamay marxuumku in uu ahaa muwaadin jecel horrumarka iyo nabadda Soomaaliya, isla markaana ahaa shakhsi jecel in Soomaaliya ay dib cagaheeda isugu taagto.

“Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun, geeridu waa xaq, anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Xukuumadda, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuum Guulleed Maxamed Siyaad Barre. ayuu yiri R.W Cumar oo dhinaca kale si gooni ah tacsi ugu diray qoyska reer Maxamed Siyaad Barre.

—DHAMAAD—

Ahmed-Nur Mohamed
Warbaahinta Xafiiska R.W
Mogadishu-Somalia
Tel: +252-6155-02546
Twitter
Facebook

Previous Post

Hirgelinta Sharerecada yaa ka mas’uul ah?

Next Post

Madaxweynaha oo la kulmay Imaamka Guud ee Azhar ” SAWIRO”

Next Post

Madaxweynaha oo la kulmay Imaamka Guud ee Azhar '' SAWIRO''

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
0

Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Xoojinta...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Somalia Congratulates Serbia on Statehood Day

February 16, 2026
0

The Federal Government of the Federal Republic of Somalia extends its warm congratulations to the Government and people of the...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

NCA Holds Consultation on Telecom Consumer Protection Regulation

February 16, 2026
0

The National Communications Authority (NCA) held a one-day stakeholder consultation to review and gather feedback on the draft Telecom Consumer...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Serbia munaasabadda Maalinta Qaranimada ee ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In