Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tiradoodu gaareysay ilaa 147 askari, islamarkaana muddo Sadex bilood ah tababar ku qaadanayay dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay amniga dalka oo xalay lagu qabtay...
Munaasabad lagu tageerayay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee Dalka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta lagu qabtay hotelka embassy...
Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta la kulmay wakiilka...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa shacabka ka codsaday in ay u soo gudbiyaan wixii aqbaar ah oo ku aadan...
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay Ciidamada Seirra Leone...
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maman S. Sidikou ayaa soo dhaweeyay magacaabista Ra’isulwasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho