Kulankaa oo ay kasoo qeybgalay odayaal dhaqameed ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha dastuurka ee Dowlada Federalka Soomaaliya...
Siihayaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cusmaan Cumar Wehliye Gasgas oo maanta kormeer ku tagey qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir...
Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanad guuradii Koobaad ee kasoo wareegatay markii la aas’aasay hay’adda cilmi baarista iyo kheyraadka badda Soomaaliya...
Kulankan oo geba-gaba u ahaa shirar maalmahan dambe ka soconayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa heshiis lagu...
Munaasabadani lagu daafurayey wajiga 3aad ee barnaamijka isbadalka dhalinyarada Soomaaliyeed , kaasi oo dhalinyaro gaareysa 186 lagu bari doono qaybaha ...
Sii hayaha xilka wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka wasaaradaasi. Munaasabadda oo lagu...
R/wasaaraha magacaaban Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka gaarsiisa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta...
War qoraal ah oo kasoo xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xueen "Muungaab ayaa lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho