Gudoomiyaha baarlamanka ayaa shir gudoomiyay kulan ay gudiyada joogtada ah ee baarlamanka ku yeesheen Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Sii hayaha xilka wasiirka wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa tacsi tiraanyo leh u diray dadkii maanta ku geeriyooday degmada yaaqshiid ee...
Hay’adda samafalka ee KAASHIF ayaa maanta xoolo nool u qaybisay qoysas dan yar ah oo ku nool tuulooyinka Buulo Sheekh...
Mas'uuliyiinta ka socota maamulka gobolka Banaadir islamarkaana uu horkacayo guddoomiyaha gobolka Banaadir Xassan maxamed Xuseen muungaab ayaa booqday dadkii ku...
Wasaaradda ciyaaraha iyo dhlinyarada ee Xukuumadda Soomaliya ayaa maanta deeq kubadda cagta ah ku wareejisay wakiilo ka socday maamul gobalaedyada...
Kulankaan oo ahaa mid Balaaran ula jeedkiisuna ahaa ka Hadalka Dhismaha Wadada Xeebta Marta Ee isku Xirta Muqdisho iyo Degmada...
Wafdigaan oo hogaaminayo sihayaha waziir ku-xigeenka arimaha dibadda iyo dhiiragalinta maalgashiga Eeyna qeeyb ka yihiin saraakiil katirsan ciidanka xooga dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho