Iyadoo dhowaan hay'adaha Aminga ee Soomaaliya ay soo bandhigeen Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo gaadiidkii ay u isticmaali jireen dilka...
Munaasabadaan oo aheyd mid lagu shaacinayay buug loogu magac daray (wallee waa waaya arag),oo uu qoray Admiral Gaas faarax Axmed...
Munaasabadani lagu dooranayay gudoomiyaha gudiga ganacsatada degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir oo maanta lagu qabtay degmadaasi , ayaa waxaa...
Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ayaa xaqiijinaya in 8 Qof ay geeriyoodeen halka dad kale oo...
Munaasabad lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ka socota magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Kaaraan ee G/Banaadir. Xafladda...
Warsaxaafadeed ka soo baxay 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay hoggaan siyaadadeed oo...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa in la sii daayay kadib dadaalo ay sii deyntooda...
Safiirka cusub oo ay dowlada Angola u soo magacawday dalkani Kenya Amb, Virgilio Marques De Faria ayaa maanta booqday safaarada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho