Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska ayaa lagu yiri "Qof naftii halige ahaa ayaa isku qarxiyay bannaanka hore...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta oo Talaado ah...
Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka Gaashaanle Sare Cabdi Salaad Cali iyo saraakiil kale ayaa kormeer shaqo ugu...
Waaxda Isku-duwidda Deeqaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay Shirka Hannaanka Wadashaqaynta Tiirarka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu shir guddoomiyay Kalfadhiga...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa kulan xafiiskiisa kula la qaatay Maareeyaha Wakaaladda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa daah furey Munaasabadda Hanaanka casriga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dala Soomaaliyeed Sareeye/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow, ayaa maanta kormeer Shaqo ku tegay Xerada tababarka Turkisom ee...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ayaa isugu yimid kulan weyn ay si adag uga hor...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaalieed guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho