Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho tababbar uga furay 30 kamid ah shaqaalaha...
Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay dagaal gasho, si ay Itoobiya uga joojiso aqoonsiga dhulka Somaliland ka go’day oo ay...
Maxkamada Racfaanka oo la horgeeyey Masuuliyiin loo haysto Musuq maasuq Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyey Eedaysanayaal loo...
Dad aad u farabadan oo taageersan qadiyadda reer Falastiin ayaa bannaanbaxyo lagu dalbanayo xabad-joojin ka dhigay dalal badan oo dunida...
KULANKA XOGHAYAASHA BAARLAMAANKA CARABTA OO TAAGEERAY MADAX BANAANIDA DHULEED EE JAHMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA. Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane...
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay shirka Golaha fulinta ee Xoghayayaasha...
Guddoomiye ku xigeenka Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta la kulmay Safiirka Ururka iskaashiga islaamka (OIC)...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada Dhalanyaradda iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Laamaha Amniga Gobolka...
Yuusuf Xasan Cusmaan oo magac afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Diyaarsane) oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa isku soo dhiibey taliska Qeybta...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...
The Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdulfatah Qasim Mohamud, today officially closed...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho