Jabhadda Xoreynta Oromada ee dalka Itoobiya ee OLF, ayaa si weyn kaga hor tamid ficilka foosha xun ee Abiy Axmed...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay shirka isku xirka dabar goynta cudurka dabeysha, iyadoo ay...
Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka ee...
Kulan aad u xiiso badnaa, isla markaana qeyb ka ah Tartanka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir...
Kulankan oo lagu qabtay xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa waxa ka hadlay Madaxda kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo shalay dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland ayaa qasriga Madaxtooyada kulan qado sharaf ah...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo maanta shixnado daawo iyo qalab cafimaad iskugu jira waxa ay gaarsiisay Isbitaalka Madiina iyo deegaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo Miino Baaris ah ka sameeyay waddada xariiriso magalooyinka Camaara iyo Caad ee dhaca...
Madaxa Xafiiska Siyaasadda dhaqdhaqaaqa wax iska caabbinta ee Xamaas Ismaaciil Haniya, ayaa ugu horeyn sheegay in Hawlgalka Duufaanta Al-Aqsa uu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho