Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka waxa ay gaarsiisay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulanka Wada-tashiga Qorshe Hawleedka Maamulka Gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Ujeedka socdaalka...
Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhashay booyad Shidaal siday oo shil ku gashay bartamaha dalka Liberia,...
Ciidamada Hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku dhigay saddex Gaari oo siday xamuul u badan Alaabo electronics...
Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad ee qeybta 60-aad oo howlgallo qorsheysan ka fuliyey inta u dhaxeyso degaanka Garasweyne...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay dood-furan oo si toos ah ay dadweynaha Soomaaliyeed su’aalo...
Askarta Israa’iil kaga dhaawacantay dagaalladii dhulka ee ay ku qadeen Marinka Qaza ayaa diiday inay la kulmaan Ra’iisul wasaare Benjamin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay kulan dadweyne oo ay soo qaban qaabisay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho