Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud...
Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed, ayaa faahfaahin looga bixiyey qarax galabta ka dhacay degmada Hodan, kaas oo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashe Yusuf Ahmed, ayaa maanta ka qeyb-galay meertada shirka saddexaad ee Garsoorka...
Ciidanka xoogga dalka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey dhulka howdka ah ee dhaca bariga...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta Safaaradda Imaaraad-ka ee Muqdisho Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin,...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday xubi ka tisanaa khawaarijta oo hub ku waday mooto Bajaaj. Maxamed Farxan...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo uu wehliyo Ku-xigeenkiisa Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa...
Wasiirka Wasaraadda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdinasir Abdi Carush,ayaa Guddoomiyey Shir ku qabsoomay Aaladda...
Madaxweynaha Soomaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horreysay ka hadlay magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu maalin ka hor...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho