Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey...
Guddiga Haweenka Xuquuqul Insaanka,iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Golaha Shacabka ayaa maanta magaalada Moqdisho ugu furmay tababar soconaya labo maalin oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiir Ku-xigeenka Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aways Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Xorriyadda Saxaafadda...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay kulan heerkiisu sarreeyo oo u dhaxeeya Dawladda...
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaan maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb. Madaxweyne Ku-xigeenka...
Shir looga hadlayay dadaalada daadgureynta muwaadiniinta. Soomaaliyeed ee laga samatabixinayo dagaallada iyo dalalka deriska oo ay ku qaxeen ayaa maanta...
Guddoomiyeyaasha Dhallinyarada Degmooyinka Gobalka Banaadir oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobalka Banaadir Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Xaruntooda Dhallinyarada Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno wasiirro ah, oo kamid noqonaya golaha Wasiirada....
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanninimada, Martin Griffiths, ayaa maanta oo Arbaca ah gaaray dalka Suudaan, oo ay dagaallo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho