Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradaha Amniga iyo Howlaha Guud oo la shiray Taliska ciidanka Booliska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradaha Amniga iyo Howlaha Guud oo la shiray Taliska ciidanka Booliska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane, Maxamed Cali Xagaa, Wasiir-Dowlaha Wasaraadda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, Xafiiska Amniga Qaranka iyo Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed, ayaa maanta  Ciidanka Booliska kula shiray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Shirka ayaa ujeeddadiisu aheyd  dardargelinta Qorshaha Xasilinta, Dib u habeynta Ciidanka Booliska iyo Dhismaha Xarumaha Ciidanka Booliska ee dhawaan la xoreeyay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Intii uu shirku socday, ayaa warbixin looga dhagestay farsamo yaqaannada Booliska, Xafiiska Amniga Qaran iyo Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed si loo horumariyo loona casriyeeyo adeegga dadweynaha ee Ciidanka Booliska siiyo Ummadda guud ahaan Dalka oo dhan.

Ugu dambeyn, jaangoynta baahiyaha, Caqabadaha iyo Xalkooda ayaa lagu soo gabagabeeyay kulanka. Iyada oo kulamadu sii socon doonaa si adeeg hufan waqtiga ugu dhaqsiyaha badan dadka loo gaarsiiyo.

Previous Post

Xoghayeyaasha Golayaasha Shacabka iyo Aqalka Sarre oo kormeeray Hoolka fadhiga Golaha BJFS

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dalka Masar kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dalka Masar kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika “SAWIRRO”

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dalka Masar kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In