Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa maanta maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyey dacwada 36 eedaysane oo ajaanib ah si...
Sacuudi Carabiya ayaa martigelinaya wadahadaldii ugu horreeyay ee fool ka fool ah oo u dhexeeya dhiancyada ciidammada ku dagaallamaya Suudaan,...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha Wadada Garoowe-Garacad, Madaxweynaha ayaa muujiyey muhiimada ay...
shil uu sababay burbur guri oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sababay dhimashada afar caruur ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay inay ka fogaadaan neelaha qatsrta uga...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa daahfurtay mashruuca Mida-Finsom wajigiisa sadaxaad. Mashruucaan ayaa Isla fulinaayaan Wasaaradda Caafimaadka, Hay'adda...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ku soo bandhigay shax ka tarjumeyso Guulaha...
Guddiga Haweenka Xuquuqul Insaanka iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar muddo labo cisho ah u socday...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaanno dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Deegaanadaan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee tababarka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho